Maalinta Afrika oo laga xusay Kampala iyo Safiirka Soomaaliya oo ka qeyb galay (Sawirro)

Maalinta Africa oo la xuso maanta oo kale sannad walba ayaa lagu qabtay fagaaraha xuriyadda ee Kololo ee caasimadda Kampala ee dalka Uganda. Madaxdii kasoo qayb gashay ayaa waxaa ka mid ahaa Raysul wasaaraha dalkan Uganda, safiiro uu ka mid ahaa Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ), Lataliyaha koowaad … Continue reading Maalinta Afrika oo laga xusay Kampala iyo Safiirka Soomaaliya oo ka qeyb galay (Sawirro)